لَّا تُدۡرِكُهُ ٱلۡأَبۡصَٰرُ وَهُوَ يُدۡرِكُ ٱلۡأَبۡصَٰرَۖ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ ١٠٣
Llā tudrikuhul-absāru wahuwa yudrikul-absāra wahuwal-latīful-khabīr
103. Ma koobi karaan (Alle) aragga indhuhu, Isaguse wuu koobaa Arag walba 6. Waana Roonaan Badanaha, Xog ogaalka ah.
Faallooyin hoose
6. Alle wuu arkaa wax kasta, lamase arko Isaga adduunka