Suuradda Al-Ahzab, aayadda 68

33:68

رَبَّنَآ ءَاتِهِمۡ ضِعۡفَيۡنِ مِنَ ٱلۡعَذَابِ وَٱلۡعَنۡهُمۡ لَعۡنٗا كَبِيرٗا ٦٨

Rabbanā ātihim di'fayni minal-'adhābi wal-'anhum la'nan kabīrā

68. Ee Rabbiyow sii cadaab labanlaab ah, nacladna naclad weyn.