Suuradda Al-Ahqaf, aayadda 9

46:9

قُلۡ مَا كُنتُ بِدۡعٗا مِّنَ ٱلرُّسُلِ وَمَآ أَدۡرِي مَا يُفۡعَلُ بِي وَلَا بِكُمۡۖ إِنۡ أَتَّبِعُ إِلَّا مَا يُوحَىٰٓ إِلَيَّ وَمَآ أَنَا۠ إِلَّا نَذِيرٞ مُّبِينٞ ٩

Qul mā kuntu bid'am minar-rusuli wamā adrī mā yuf'alu bī walā bikum in attabi'u illā mā yūhā ilayya wamā ana illā nadhīrum mubīn

9. Dheh: ma ahi Rasuul kii ugu horreeyey oo ka mid ah Rususha 3 mana ogi (cilmi Ghaybka iyo) waxa laygu fali aniga ama idinka. Anigu ma raaco waxaan ahayn waxa la ii waxyoodo (ee Qur’aanka ah), aniguna ma ahi waxaan ahayn dige cad.

Faallooyin hoose

3. Lama iman wax ka duwan waxay la yimaadeen Rusushii hore, ama arrin cusub.