Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 38

44:38

وَمَا خَلَقۡنَا ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَيۡنَهُمَا لَٰعِبِينَ ٣٨

Wamā khalaqnas-samāwāti wal-arda wamā baynahumā lā'ibīn

38. Uma aanu abuurin samooyinka iyo arlada iyo waxa u dhexeeya ciyaar.