Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 37

44:37

أَهُمۡ خَيۡرٌ أَمۡ قَوۡمُ تُبَّعٖ وَٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ أَهۡلَكۡنَٰهُمۡۚ إِنَّهُمۡ كَانُواْ مُجۡرِمِينَ ٣٧

Ahum khayrun am qawmu tubba'in walladhīna min qablihim ahlaknāhum innahum kānū mujrimīn

37. Ma iyagaa khayr badan mise qolodii Tubbac 9 iyo kuwii ka horreeyey? Waanu hallignay, waxay ahaayeen denbiilayaal.

Faallooyin hoose

9. Waxaa loolaa jeedaa reer Ximyar ee degganaa Yaman, Tubbacna waa naynaasta boqorkooda.