Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 16

44:16

يَوۡمَ نَبۡطِشُ ٱلۡبَطۡشَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰٓ إِنَّا مُنتَقِمُونَ ١٦

Yawma nabtishul-batshatal-kubrā innā muntaqimūn

16. Maalintaan qabaneyno qabashada weyn 4. Hubaal waanu aarsan.

Faallooyin hoose

4. Qabashadii weyneyd waxay dhacday dagaalkii Badar markii la jabiyey gaaladii oo badi madaxdoodii lagu dilay dagaalkaasi, qaar kalena la soo qafaashay.