Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 15

44:15

إِنَّا كَاشِفُواْ ٱلۡعَذَابِ قَلِيلًاۚ إِنَّكُمۡ عَآئِدُونَ ١٥

Innā kāshiful-'adhābi qalīlan innakum 'ā'idūn

15.Waxaan idinka feydi cadaabka wax yar. Waxaadse ku noqoneysaan (gaalnimo).