رَّبَّنَا ٱكۡشِفۡ عَنَّا ٱلۡعَذَابَ إِنَّا مُؤۡمِنُونَ ١٢
Rrabbanakshif 'annal-'adhāba innā mu'minūn
12. (Waxay odhan), "Rabbigayow! Naga feyd cadaabka 3, waan rumeynaye".
Faallooyin hoose
3. Waxaa loola jeedaa abaartii iyo habaaskii iyo gaajadii lagu salladay kufaaru Quraysh beenintooda Nabiga s.c.w. awgeed.