Suuradda 'Abasa, aayadda 20

80:20

ثُمَّ ٱلسَّبِيلَ يَسَّرَهُۥ ٢٠

Thummas-sabīla yassarah

20. Markaas uga dhigay sahal dhabbaha 2;

Faallooyin hoose

2. Waa ka soo bixitaanka uurka hooyadi ama dhabbaha nolosha Ama jidka hanuunka.