قَالَ قَدۡ أُجِيبَت دَّعۡوَتُكُمَا فَٱسۡتَقِيمَا وَلَا تَتَّبِعَآنِّ سَبِيلَ ٱلَّذِينَ لَا يَعۡلَمُونَ ٨٩
Qāla qad ujībad da'watukumā fastaqīmā walā tattabi'ānni sabīlal-ladhīna lā ya'lamūn
89. (Alle) wuxuu yidhi: Baryadiinna waa la idinka aqbalay 22. Ee idinku haya jidka toosan (ee Islaamka) hana raacina jidka kuwa aan wax ogeyn.
Faallooyin hoose
22. Macnaha ducada labadoodaba, waxaa loola jeedaa tii Muuse, iyo Haaruun oo ku biiray isagoo lahaa Aamiin. (Allow naga aqbal).