Suuradda Yunus, aayadda 68

10:68

قَالُواْ ٱتَّخَذَ ٱللَّهُ وَلَدٗاۗ سُبۡحَٰنَهُۥۖ هُوَ ٱلۡغَنِيُّۖ لَهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۚ إِنۡ عِندَكُم مِّن سُلۡطَٰنِۭ بِهَٰذَآۚ أَتَقُولُونَ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ ٦٨

Qālut-takhadhallāhu waladan subhānahū huwal-ghaniyyu lahū mā fis-samāwāti wamā fil-ardi in 'indakum min sultāni bihādhā ataqūlūna 'alallāhi mā lā ta'lamūn

68. Waxay yidhaahdaan: Alle wuxuu leeyahay ilmo 18, Xurmo oo dhan Isagaa leh oo ka hufan (ceeb iyo nuqsaan). waa Hodanka Deeqtoon. Wuxuu leeyahay waxa ku sugan samooyinka iyo waxa ku sugan arlada. Wax Xujo ahna uma haysataan (arrin)kani. Ma waxaad ka sheegaysaan Alle wax aydaan ogeyn?

Faallooyin hoose

18. Waa sida ay yidhaahdaan Kirishtaanka iyo mushrikiinta.