وَءَايَةٞ لَّهُمۡ أَنَّا حَمَلۡنَا ذُرِّيَّتَهُمۡ فِي ٱلۡفُلۡكِ ٱلۡمَشۡحُونِ ٤١
Wa āyatul lahum annā hamalnā dhurriyyatahum fil-fulkil-mashhūn
41. Waxaa Calaamo ugu filan inaan ku qaadnay ubadkoodii 7 Doonidii buuxday.
Faallooyin hoose
7. Weedha durriyad halkan waxaa loola jeedaa fir (waa inay yihiin firkii Nuux) ee laga badbaadshay daadkii weynaa ee lagu halaagay qoonkii Nuux.