لِيَأۡكُلُواْ مِن ثَمَرِهِۦ وَمَا عَمِلَتۡهُ أَيۡدِيهِمۡۚ أَفَلَا يَشۡكُرُونَ ٣٥
Liya'kulū min thamarihī wamā 'amilathu aydīhim afalā yashkurūn
35. Si ay wax uga cunaan midhahiisa, mana ayan sameyn gacmahoodu 6. Ee Ma waysan (Alle u) mahad naqeyn?
Faallooyin hoose
6. Macno kale: Waa inay wax ka cunaan waxa ay gacmahoodu faleen (beereen oo soo goosteen). Labada macnoba waa sax.