Suuradda Taha, aayadda 62

20:62

فَتَنَٰزَعُوٓاْ أَمۡرَهُم بَيۡنَهُمۡ وَأَسَرُّواْ ٱلنَّجۡوَىٰ ٦٢

Fatanāza'ū amrahum baynahum wa asarrun-najwā

62. Markaasay ka doodeen arrinkooda dhexdooda oo qarsadeen faqooda.