Suuradda Luqman, aayadda 24

31:24

نُمَتِّعُهُمۡ قَلِيلٗا ثُمَّ نَضۡطَرُّهُمۡ إِلَىٰ عَذَابٍ غَلِيظٖ ٢٤

Numatti'uhum qalīlan thumma nadtarruhum ilā 'adhābin ghalīz

24. Waxaan u raaxeyn wax yar, markaasaan ku dirqin cadaab adag.