Suuradda Hud, aayadda 115

11:115

وَٱصۡبِرۡ فَإِنَّ ٱللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجۡرَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ ١١٥

Wasbir fa innallāha lā yudī'u ajral-muhsinīn

115. Oo samir yeelo; hubaal, Alle ma dayaco ajarka sama falayaasha.