وَوُفِّيَتۡ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا عَمِلَتۡ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِمَا يَفۡعَلُونَ ٧٠
Wawuffiyat kullu nafsim mā 'amilat wahuwa a'lamu bimā yaf'alūn
70. Naf walbana waxaa loogu oofin si dhan waxay fashay; Isagaana (Alle) dhab u Ogsoon waxay camal falaan 18.
Faallooyin hoose
18. Waa wax uu aad u Ogsoon yahay, mana u baahna qoritaan iyo markhaati.