Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 76

43:76

وَمَا ظَلَمۡنَٰهُمۡ وَلَٰكِن كَانُواْ هُمُ ٱلظَّٰلِمِينَ ٧٦

Wamā zalamnāhum walākin kānū humuz-zālimīn

76. Ma aanu dulmin, iyagaase ahaa daalimiin (gar ma qaatayaal).