Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 73

43:73

لَكُمۡ فِيهَا فَٰكِهَةٞ كَثِيرَةٞ مِّنۡهَا تَأۡكُلُونَ ٧٣

Lakum fīhā fākihatun kathīratum minhā ta'kulūn

73. Waxaad ku leedihiin gudaheeda midho tiro badan, xaggeedaa wax ka cuntaan 20.

Faallooyin hoose

20. Waxaa loola jeedaa wax kastoo macaan oo dhadhan fiican.