Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 52

43:52

أَمۡ أَنَا۠ خَيۡرٞ مِّنۡ هَٰذَا ٱلَّذِي هُوَ مَهِينٞ وَلَا يَكَادُ يُبِينُ ٥٢

Am ana khayrum min hādhal-ladhī huwa mahīnun walā yakādu yubīn

52. Sow aniga kama fiicni midkani liita ee aan kareyn inuu caddeeyo hadalkiisa 14.

Faallooyin hoose

14. Waxay ula jeedaan Nabi Muuse c.s. Taasina dhab bay ahayd ka hor inta aan Muuse laga dhigin Nabi, markii la soo diray isagoo Nabi ah wuxuu Allaah ka furay guntinta carrabkiisa oo ka dhigay cod kar hadal cad.