وَإِنَّهُۥ فِيٓ أُمِّ ٱلۡكِتَٰبِ لَدَيۡنَا لَعَلِيٌّ حَكِيمٌ ٤
Wa innahū fī ummil-kitābi ladaynā la'aliyyun hakīm
4. Wuxuuna xaqiiq ku sugan yahay asalka Kitaabka 2 nala yaal, Kor ah, Xikmad Badan.
Faallooyin hoose
2. Waxaa loola jeedaa Looxa Maxfuudka.