Suuradda At-Tur, aayadda 3

52:3

فِي رَقّٖ مَّنشُورٖ ٣

Fī raqqim manshūr

3. Ku qoran xaashiyo (maqaar ido khafiif ah) fidsan oo furan.