إِنَّمَآ أَمۡوَٰلُكُمۡ وَأَوۡلَٰدُكُمۡ فِتۡنَةٞۚ وَٱللَّهُ عِندَهُۥٓ أَجۡرٌ عَظِيمٞ ١٥
Innamā amwālukum wa awlādukum fitnatun wallāhu 'indahū ajrun 'azīm
15. Maalkiinna iyo awlaadiinna waa uun imtixaan 2, Alle agtiisase waxaa ah abaalgud Weyn (Janno).
Faallooyin hoose
2. Waxay ku noqon karaan ilmuhu fidmo iyagoo ku xambaara waalidiinta inay falaan waxyaalaha la reebay ee xaaraanta ah .