Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 85

26:85

وَٱجۡعَلۡنِي مِن وَرَثَةِ جَنَّةِ ٱلنَّعِيمِ ٨٥

Waj'alnī min warathati jannatin-na'īm

85. Iga mid yeel dhaxlayaasha Jannada barwaaqada ah.