Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 70

26:70

إِذۡ قَالَ لِأَبِيهِ وَقَوۡمِهِۦ مَا تَعۡبُدُونَ ٧٠

Idh qāla li abīhi waqawmihī mā ta'budūn

70. Markuu ku yidhi aabbihi iyo qolodiisii: “Waa maxay waxaad caabudaysaan?