Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 60

26:60

فَأَتۡبَعُوهُم مُّشۡرِقِينَ ٦٠

Fa atba'ūhum mushriqīn

60. Markaasay (Fircoon iyo askartiisii) soo raacdeysteen goor qorrax soo bax ah.