Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 45

26:45

فَأَلۡقَىٰ مُوسَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِيَ تَلۡقَفُ مَا يَأۡفِكُونَ ٤٥

Fa alqā mūsā 'asāhu fa idhā hiya talqafu mā ya'fikūn

45. Markaasuu tuuray Muuse ushiisii, mise waxay guratay oo liqliqday waxay been maleegeen.