Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 140

26:140

وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلرَّحِيمُ ١٤٠

Wa inna rabbaka lahuwal-'azīzur-rahīm

140. Hubaalna Rabbigaa (Alle), waa Adkaadaha Sare, Naxariista Badan.