Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 12

26:12

قَالَ رَبِّ إِنِّيٓ أَخَافُ أَن يُكَذِّبُونِ ١٢

Qāla rabbi innī akhāfu an yukaddhibūn

12. (Muuse) wuxuu yidhi: Rabbiyow! Waxaan ka cabsan inay i beeniyaan,