Suuradda As-Saffat, aayadda 93

37:93

فَرَاغَ عَلَيۡهِمۡ ضَرۡبَۢا بِٱلۡيَمِينِ ٩٣

Farāgha 'alayhim darbā bil-yamīn

93. Markaasuu ku jeestay oo ku garaacay gacanta midig.