Suuradda As-Saffat, aayadda 78

37:78

وَتَرَكۡنَا عَلَيۡهِ فِي ٱلۡأٓخِرِينَ ٧٨

Wataraknā 'alayhi fil-ākhirīn

78. Waxaana u reebnay (ammaan wanaagsan) facyada dambe dhexdood.