Suuradda As-Saffat, aayadda 44

37:44

عَلَىٰ سُرُرٖ مُّتَقَٰبِلِينَ ٤٤

'Alā sururim mutaqābilīn

44. Sariiro sarreeya korkooda is qaabilsan fool ka fool (si farxad iyo reyn reyn leh).