Suuradda As-Saffat, aayadda 32

37:32

فَأَغۡوَيۡنَٰكُمۡ إِنَّا كُنَّا غَٰوِينَ ٣٢

Fa aghwaynākum innā kunnā ghāwīn

32. Waan idin luminnay 6, innaguna waa lunsanayn.

Faallooyin hoose

6. Waxay madaxda ula yimaadeen dadweynaha dhagar weyn.