Suuradda As-Saffat, aayadda 170

37:170

فَكَفَرُواْ بِهِۦۖ فَسَوۡفَ يَعۡلَمُونَ ١٧٠

Fakafarū bihī fasawfa ya'lamūn

170. Wayse ku gaaloobaan 'haatan' 23, marka way ogaan doonaan.

Faallooyin hoose

23. Dhambaalka iyaga loo soo diray, Qur’aanka.