Suuradda As-Saffat, aayadda 165

37:165

وَإِنَّا لَنَحۡنُ ٱلصَّآفُّونَ ١٦٥

Wa innā lanahnus-sāffūn

165. Waana innaga (malaa’igta ah) xaqiiq kuwa u safta safafka siman.