Suuradda As-Saffat, aayadda 162

37:162

مَآ أَنتُمۡ عَلَيۡهِ بِفَٰتِنِينَ ١٦٢

Mā antum 'alayhi bifātinīn

162. Cidna kuma fidnayn kartaan 19.

Faallooyin hoose

19.Si uu u qaato gaalnimo iyo camallo xun.