Suuradda As-Saffat, aayadda 16

37:16

أَءِذَا مِتۡنَا وَكُنَّا تُرَابٗا وَعِظَٰمًا أَءِنَّا لَمَبۡعُوثُونَ ١٦

A'idhā mitnā wakunnā turāban wa'izāman a'innā lamab'ūthūn

16. Ma markaan dhimanno oo aan noqonno carro iyo lafo, miyaa nala soo bixin?