Suuradda As-Saffat, aayadda 149

37:149

فَٱسۡتَفۡتِهِمۡ أَلِرَبِّكَ ٱلۡبَنَاتُ وَلَهُمُ ٱلۡبَنُونَ ١٤٩

Fastaftihim alirabbikal-banātu walahumul-banūn

149. Ee weydii (gaalada) in Rabbigaa gabdho leeyahay, iyaguna wiilal?