Suuradda As-Saffat, aayadda 139

37:139

وَإِنَّ يُونُسَ لَمِنَ ٱلۡمُرۡسَلِينَ ١٣٩

Wa inna yūnusa laminal-mursalīn

139. Oo xaqiiq Yuunus wuxuu ka mid ahaa Rusushii (la soo diray).