Suuradda As-Saffat, aayadda 101

37:101

فَبَشَّرۡنَٰهُ بِغُلَٰمٍ حَلِيمٖ ١٠١

Fabassharnāhu bighulāmin halīm

101. Waxaana ugu bishaaraynay wiil dul qaad badan (Ismaaciil).