Suuradda Ar-Rum, aayadda 56

30:56

وَقَالَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡعِلۡمَ وَٱلۡإِيمَٰنَ لَقَدۡ لَبِثۡتُمۡ فِي كِتَٰبِ ٱللَّهِ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡبَعۡثِۖ فَهَٰذَا يَوۡمُ ٱلۡبَعۡثِ وَلَٰكِنَّكُمۡ كُنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ ٥٦

Waqālal-ladhīna ūtul-'ilma wal-īmāna laqad labithtum fī kitābillāhi ilā yawmil-ba'thi fahādhā yawmul-ba'thi walākinnakum kuntum lā ta'lamūn

56. Kuwa la siiyey Cilmiga iyo Iimaanka waxay odhan: Waxaad negaateen in waafaqsan Kitaabka (Qaddarka) Alle ilaa iyo maalinka isa soo Bixinta, marka kani waa Maalinkii isa soo bixinta, ma aydaanse ogeyn 13.

Faallooyin hoose

13. Macnaha waa ma aydaan rumeysneyn Xaqa.