Suuradda Ar-Rum, aayadda 43

30:43

فَأَقِمۡ وَجۡهَكَ لِلدِّينِ ٱلۡقَيِّمِ مِن قَبۡلِ أَن يَأۡتِيَ يَوۡمٞ لَّا مَرَدَّ لَهُۥ مِنَ ٱللَّهِۖ يَوۡمَئِذٖ يَصَّدَّعُونَ ٤٣

Fa aqim wajhaka lid-dīnil-qayyimi min qabli an ya'tiya yawmul lā maradda lahū minallāhi yawma'idhin yassadda'ūn

43. Ee u jeedi wejigaaga xagga diinta toosan (Islaamka) ka hor inta aysan ka imaan Alle Maalin aanu jirin qof celin kara. Maalintaasi dadku way kala bixi 11.

Faallooyin hoose

11. Waa la kala sooci kuwaa gali Jannada iyo kuwaa gali Naarta.