Suuradda Ar-Rum, aayadda 3

30:3

فِيٓ أَدۡنَى ٱلۡأَرۡضِ وَهُم مِّنۢ بَعۡدِ غَلَبِهِمۡ سَيَغۡلِبُونَ ٣

Fī adnal-ardi wahum mim ba'di ghalabihim sayaghlibūn

3. Dhulka soke ee hooseeya (Shaam), iyaguna, kaddib markii laga adkaaday 2, way adkaan doonaan.

Faallooyin hoose

2. Waxaa ka adkaaday Furus. Furus ama Peershiya waa magacii hore ee loo yiqiin Iiraan.