Suuradda Ar-Rum, aayadda 17

30:17

فَسُبۡحَٰنَ ٱللَّهِ حِينَ تُمۡسُونَ وَحِينَ تُصۡبِحُونَ ١٧

Fasubhānallāhi hīna tumsūna wahīna tusbihūn

17. Ee Xurmad weyneeya Alle oo ka hufa (ceeb iyo nuqsaan) markaad galabsataan 4 iyo markaad waabariisataanba 5.

Faallooyin hoose

4. Salaadaha Maghribka iyo Cishaha.

5. Salaadda Subax.