Suuradda Ar-Rahman, aayadda 31

55:31

سَنَفۡرُغُ لَكُمۡ أَيُّهَ ٱلثَّقَلَانِ ٣١

Sanafrughu lakum ayyuhath-thaqalān

31. Waanu idinla xisaabtami labadiinna ciidammow culculus 6.

Faallooyin hoose

6. Waxaa loola jeedaa labadaa culculus dadka iyo jinka.