Suuradda Ar-Rahman, aayadda 26

55:26

كُلُّ مَنۡ عَلَيۡهَا فَانٖ ٢٦

Kullu man 'alayhā fān

26. Dhammaan waxa dhulka korkiisa ah way dhiman.