Suuradda Ar-Ra'd, aayadda 43

13:43

وَيَقُولُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَسۡتَ مُرۡسَلٗاۚ قُلۡ كَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدَۢا بَيۡنِي وَبَيۡنَكُمۡ وَمَنۡ عِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلۡكِتَٰبِ ٤٣

Wayaqūlul-ladhīna kafarū lasta mursalan qul kafā billāhi shahīdā baynī wabaynakum waman 'indahū 'ilmul-kitāb

43. Waxay kuwa gaalooba odhan: Adigu (Muxammadow) ma tihid Rasuul la soo diray. Dheh: Alle baa ku filan marag uu ahaado dhexdeenna aniga iyo idinka, iyo ku kastoo u leh cilmi Kitaabka 22.

Faallooyin hoose

22. Culimadii ehlu kitaabka ee soo galay islaamka. Waa kuwa garta xaqa iyagoo adeegsanaya cilmiga ay u lahaayeen kutubtii hore.