Suuradda An-Nazi'at, aayadda 40

79:40

وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ ٤٠

Wa ammā man khāfa maqāma rabbihī wanahan-nafsa 'anil-hawā

40. Qofkiise ka cabsada hor istaagga Rabbigi, oo ka reeba nafta hawa raaca.