Suuradda An-Najm, aayadda 12

53:12

أَفَتُمَٰرُونَهُۥ عَلَىٰ مَا يَرَىٰ ١٢

Afatumārūnahū 'alā mā yarā

12. Ma waxaad kala murmi wuxuu arkay (habeenkii Israha iyo Micraajka).