Suuradda An-Najm, aayadda 10

53:10

فَأَوۡحَىٰٓ إِلَىٰ عَبۡدِهِۦ مَآ أَوۡحَىٰ ١٠

Fa awhā ilā 'abdihī mā awhā

10. Markaasuu (Alle) u Waxyooday addoonkiisa (Nabi Muxammad s.c.w.) wuxuu u waxyooday 3.

Faallooyin hoose

3. Waa Qur'aanka.